Akhriso: Toban qodob oo ay ku fashilmeen Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweyne Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay inuu 3 Madaxweyne Gobaleed ku shiriyo Garoowe, markii uu 2 jeer dib uga dhacay, uuna lumiyey ku xigeenkiisii Waare. Xalay ayaan akhriyey War-Murtiyeedkii ay soo saari lahaayeen maanta ee 4 ta Maalmood iyo 4 ta Madaxweyne, waxaana xasuustay 4tii Hogaamiye kooxeed ee 12 sano ka hor Muqdisho … Continue reading Akhriso: Toban qodob oo ay ku fashilmeen Madaxda dowlad goboleedyada